Qalab jira in ka badan 2-Malyan oo sano oo laga helay dalka Itoobiya

Gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa laga helay qalab la sheegay in uu jiro  2.6 malyan oo sano, waxaana qalabkan helay Saynisyahano caalami ah iyo kuwa kasoo jeeda dalka Itoobiya. Seynisyahannada helay qalabkan wax ay ku tilmaameen qalabkii labaad ee ugu xilliga dheeraa ee la arko, waxa ayna seynisyahanada hada wadaan baaritaano dheeraad ah ay … Continue reading Qalab jira in ka badan 2-Malyan oo sano oo laga helay dalka Itoobiya